Hargeisa Literary Magazine is an international quarterly co-founded in 2017 by Erin Wolgamuth and Salwa Ali Faarah.
Our mission is to celebrate diverse Somali voices through creative writing and complementary visual art. The unique global presence of this historically nomadic community makes for dynamic and cosmopolitan creative expression. We welcome submissions from Gabiley to Helsinki, from Bosaso to Dubai, from Baidoa to Houston, from Eastleigh to Riyadh to London to Toronto and everywhere in between.
The Magazine is published digitally from Hargeisa, and access is currently free of charge.
Issues may be organized by theme, but sometimes open to your creativity and a bit of serendipity, as in the case of our inaugural issue, Gu’ 2018, published digitally on 1 April 2018.
We invite anyone with a Somali voice to share your creative writing and visual art with us. Please see the Submissions Page for more information on guidelines and how to submit.
Email info@hargeisamagazine.com with general inquiries or funding opportunities.
To reach the editors directly, please email editors@hargeisamagazine.com.
Thank you for your time, support, and creative interest.
Best Wishes,
The Editors
∇
Hargaisa Magazine Literary waa biloodle caalami ah oo la aasaasay 2017. Waxaana asaasay Erin Wolgamuth, Editor in Chief, and Salwa Ali Faarah, Editor.
Hawlgalkayagu waa inaan u dabbaal dagno codka kala duwan ee Soomaaliyeed iyada oo loo marayo qoraalka hal-abuurka ah iyo farshaxan muuqaal ah. Jiritaanka caalamiga ah ee bulshada reer guraa ga taariikhiga ah, wuxuu ku samaynaya iftiiminta hal-abuurka iyo firfircoonida calamiga ah. Waxaan soo dhaweyneynaa soo gudbinta ka imanaysa Gabiley ilaa Helsinki, Bosaaso ilaa Dubai, Baidabo ilaa Houston, Eastleigh ilaa Riyaad, Kismayo ilaa London, Ceerigabo ilee Toronto iyo meel kasta oo u dhaxaysa.
Magazine ku waxaa lugu daabaci doonaa si digital ah magaalada Hargeisa, helitaankeeduna waa lacag la’aan.
Arrimaha waxaa badanaa abaabulaya mawduuc, laakiin marar ka qaar u furfurmo hal-abuurka iyo xoogaa aan ku talagal lahayn, sida qorshahayaga loo gu qorsheeyay daabacaadda 1 Abriil 2018. Si joogto ah dib-u-hubi taariikhaha soo-gudbinta iyo mawduucyada soo socoda.
Waxaan ku martiqaadeynaa qof kasta oo leh cod Somali uu nugu la wadaago qoraalka hal-abuurka iyo farshaxanka muuqaalka leh. Fadlan fiiri bogga so gudbinta wixii warbixin dheeraad ah ee ku saabsan xeerarka iyo sida loo gudbiyo.
Sida aad si toos ah ula xiriirtid editors ka, fadlan email u dir editors@hargeisamagazine.com
Waad ku mahadsantahay wakhtigaaga, taageerada, iyo xiisaha hal-abuurka.
Rajo wanaagsan,
∇